Madaxweyne Muuse Biixi oo ku dalxiisay beero ku yaalla degaanka Wajaale (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku tegay mashaariicda dhulka lagu beerayo ee ka socota banka weyn ee Wajaale, kuwaasoo ay gacanta ku hayaan Wasaaradda Horumarinta beeraha iyo ciidamada. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan wasiirrada wasaaradaha gaashaandhigga, Horumarinta Beeraha, taliyaha ciidanka qaranka iyo maamulka gobolka gobolka Gabiley iyo degmada Wajaale, ayaa saaka soo … Continue reading Madaxweyne Muuse Biixi oo ku dalxiisay beero ku yaalla degaanka Wajaale (Sawirro)